Nolosha yaa inoo kordhiya (Radio Edit) Lyrics
- Genre:Pop
- Year of Release:2022
Lyrics
Hadaan kalinimo dareemo
Kolkaad ii soo dhawaato
Kalsooni adaa i siiya
Kolkaan liiceen dhibtoodo
Kurbada adigaa daweeya
Xanuunkana iga kaxeeya
Adaa i kaboo i kaala
Kafeeya adaa i kaaba
Adaa kaafiya quluubta
Adaa koobsaday wanaaga
Kasoo baxay kaalintaada
Waxaad kasbatay qudhayda
Kolkaan aragaaga waayo
Ayaan dunidaba karhaaye
Kun sano ku nagoow agtayda
Is kaashanay is kaafinoo
Farxada kaalmaysanee
Dunidu way kooban tee
Nolosha yaa inoo kordhiya