Loading...

Download
  • Genre:Reggae
  • Year of Release:2023

Lyrics

Indho muuqa arkaa maragoo

Kasha waad mulkidee miyireey

Ka udgoonid mankee magacaa?


Indho muuqa arkaa maragoo

Kasha waad mulkidee miyireey

Ka udgoonid mankee magacaa?


Ma hayoo matalkaaga marlay

Lagu mood sida mood galabeed

Dahab luul midabkaagu miyaa?

Dahab luul midabkaagu miyaa?


Ma hayoo matalkaaga marlay

Lagu mood sida mood galabeed

Dahab luul midabkaagu miyaa?

Dahab luul midabkaagu miyaa?


Milgihii quruxdaay milyan dhaan

Malabkii shinidaay mahuraan

Adigaa mudan ruux la muhdee

Meherkaaga maxaan ka dhigaa?


Milgihii quruxdaay milyan dhaan

Malabkii shinidaay mahuraan

Adigaa mudan ruux la muhdee

Meherkaaga maxaan ka dhigaa?


Milgihii quruxdaay milyan dhaan

Malabkii shinidaay mahuraan

Adigaa mudan ruux la muhdee

Meherkaaga maxaan ka dhigaa?


Misbaax ifay goor mugdiyoo

Dayaxo maqan soo mudh yidhaay

Nalka muuqanayaa ma adaa?


Misbaax ifay goor mugdiyoo

Dayaxo maqan soo mudh yidhaay

Nalka muuqanayaa ma adaa?


Mar qudhaata qofkaad hormartaa

Si mug weyn mahad kuugu naqee

Munadaadu mid gaara miyaa?

Munadaadu mid gaara miyaa?


Mar qudhaata qofkaad hormartaa

Si mug weyn mahad kuugu naqee

Munadaadu mid gaara miyaa?

Munadaadu mid gaara miyaa?


Milgihii quruxdaay milyan dhaan

Malabkii shinidaay mahuraan

Adigaa mudan ruux la muhdee

Meherkaaga maxaan ka dhigaa?


Milgihii quruxdaay milyan dhaan

Malabkii shinidaay mahuraan

Adigaa mudan ruux la muhdee

Meherkaaga maxaan ka dhigaa?


Milgihii quruxdaay milyan dhaan

Malabkii shinidaay mahuraan

Adigaa mudan ruux la muhdee

Meherkaaga maxaan ka dhigaa?


Milgihii quruxdaay milyan dhaan

Malabkii shinidaay mahuraan

Adigaa mudan ruux la muhdee

Meherkaaga maxaan ka dhigaa?


Milgihii quruxdaay milyan dhaan

Malabkii shinidaay mahuraan

Adigaa mudan ruux la muhdee

Meherkaaga maxaan ka dhigaa?


Milgihii quruxdaay milyan dhaan

Malabkii shinidaay mahuraan

Adigaa mudan ruux la muhdee

Meherkaaga maxaan ka dhignaa?


Meherkaaga maxaan ka dhignaa

Iisheeg macaan?

+

      -   or   -

      -   or   -

      NG +234

          Please Select A Playlist

          Add New Playlist

          Share on

          Embed: Love & Light EP

          Custom Size :

          • Default
          • Desktop(300*600)
          • Mobile(300*250)

          Type :

          • HTML/HTML5 (WordPress Supported)
          Get Boomplay Premium
          for
          Payment Method
          Pay With
            Review and pay
            Order Date
            Payment Method
            Due Today
            Flutterwave
              Subscription Successful

              Congratulations! You have successfully activated Boomplay 1 Month Premium.

              Now you have access to all the features of Boomplay App.
              Payment Failed

              Please check your balance and then try again.

              You'll lose your subscription if we don't have a working payment method for your account, so please check your payment details.
              Need help? Contact Boomplay Subscription Support.
              Payment Processing...
              10 s

              Payment is being processed by . Please wait while the order is being comfirmed.

              Payment Processing
              Your order is processing, and it may take up to a few days for the service provider to handle your payment. Please kindly stay tuned and check your order status in ‘User Center’.
              About Order Status